KHS Spring MCA State Testing - 10th and 11th graders

Published on Apr 12, 2021

The statewide assessment in mathematics (11th grade) and reading (10th grade) will be administered on Wednesday, April 21. Only students in grades 10 and 11 are to report to school on Wednesday, April 21. All 9th and 12th grade students will have a distance learning day, completing all class work asynchronously from home. 10th and 11th grade students will test from 7:50 - 10:30 a.m.  Buses will pick students up from KHS at 10:30 a.m.  

On Thursday, April 22, we will run a 6 period day instead of the Thursday block day schedule.  There will not be any statewide testing on April 22.

The statewide assessment in science (10th grade) will be administered on April 28 and 29 within biology classrooms. We will follow the regular block schedule Wednesday,  April 28 and Thursday, April 29.

All computerized exams will be taken on students’ school issued Chromebooks. Other devices cannot be used as the testing software is installed on BPS issued Chromebooks only. 

 All students should arrive to testing with their Chromebooks fully charged!


El miércoles 21 de abril, se administrará la evaluación estatal de matemáticas (11º grado) y de lectura (10º grado)l. Sólo los estudiantes en los grados 10 y 11 deberán reportarse a la escuela el miércoles 21 de abril. Todos los estudiantes de 9º y 12º grado tendrán un día de aprendizaje a distancia, completando todo el trabajo de clase de forma asincrónica o individual desde casa. Los estudiantes de los grados 10 y 11 tomarán la prueba de 7:50 a.m. a 10:30 a.m. Los autobuses llevarán de regreso a casa los estudiantes de KHS a las 10:30 AM.  

El jueves 22 de abril, seguiremos un día de 6 períodos en lugar del horario de bloque del jueves. No habrá pruebas estatales el 22 de abril.

La evaluación estatal de ciencias (10º grado) se administrará el 28 y 29 de abril en las aulas de biología. Seguiremos el horario de bloque regular el miércoles 28 de abril y el jueves 29 de abril.

Todos los exámenes computarizados se tomarán en los Chromebooks proporcionados por la escuela. No se pueden usar otros dispositivos ya que el software de las pruebas está instalado sólo en Chromebooks otorgados por BPS. 

 ¡Todos los estudiantes deben llegar a la prueba con sus Chromebooks completamente cargados!


Waxaa maalinta Arbacada ee bishu tahay 21-ka April la qaadi doona imtixaanka gobalka ee qiimeynta xisaabta (waxaana laga qaadi doono ardayda fasalka 11aad) iyo akhriska (waxaana laga qaadi doono ardayda asalka 10aad). Maalintaas Arbacada ee bishu tahay 21-ka April waxaa iskuulka imaan kara oo kaliya ardayda ku jirta fasalada 10aad iyo 11aad. Dhammaan ardayda fasallada 9aad iyo 12aad waxay wax ku baran doonan waxbarasho fog/online-ka, iyagoo laga rabo inay ka shaqeystaan casharadooda ayaga oo guirgooda jooga. Ardayda fasalka 10aad iyo 11aad waxay imtixaan kooda qaadan doonan saacadaha inta u dhaxaysa 7:50 subaxnimo -10:30 subaxnimo. Basaska ayaa ardayda ka qaadi doonaan KHS markay saacada tahay 10:30 subaxnimo.

Maalinta Khamiista, ee bishu tahay 22-ka April, waxaa la dhigan doona 6 xisadoo, lagumana socon karo waxaan jadwalka caadi ahan ee maalmaha khamiista. April 22 majiri doono wax imtixaanka gobalka ee laqaadi doono. 

Sidoo kale maalmaha Arbacada ee 4/28 iyo Khamiis 4/29 ayaa la qaadi doona imtixaanka gobolka ee qiimeynta science-ka (waxaana laga qaadi doono ardayda fasalada 10aad) imtixaankaas waxaa lagu dhax qaadi doona fasalka biology-ga..

Dhamaan imtixaanada gobalka waxay ardayda ku qaadan doona Chromebooks-ga uu iskuulka siiyey. Devices-ka kale looma isticmaali karo madaama aysan laheyn software-ka Iskuuladka Dadweynaha ee Bloomington (BPS) aysan ku shubin Chromebooks iskuulada oo kale.

Dhammaan ardayda waa inay yimaadaan xiliga imtaxaanka laqaadayo iyaga oo uu Chromebook-ga charge-ka u buuxo!