Bloomington Public Schools - District #271

Search form

Search all BPS schools

Click here on any page for easy access to the
DISTRICT PAGES.

Updated Weather Alert: Early Release Today 1/22/18

Parents/Guardians and Staff:

All schools will release two hours early today as a result of the winter storm that is intensifying. All afternoon programs, including pre-school, early childhood, Kids' Safari and Bloomington Career and College Academy are cancelled. All after-school programs are cancelled.

The bus schedule will run as follows: 

  • Secondary Schools (middle and high school) will release at 12:37 p.m.
  • Elementary at 1:20 p.m.
  • Ridgeview at 1:30 p.m.
  • Hillcrest at 1:50 p.m. 

There will be no activity buses running after school today.

Evening building rentals are cancelled.  Activity Centers will close at 5 p.m.  

Tonight's School Board meeting has been cancelled.

Thank you,

Severe Weather Team
Bloomington Public Schools

You are here

Gudiga Waxbarashada

Gudiga Waxbarashada waa kuwa wax walba u ansixiya iskuuladka Bloomington. Inkastoo gudigu uu mas’uul kayahay sida ay barnamijyada u socdan iyo in ay wax walba si sharciyeysan u wadan, hadana wax ka mid ah mus’uuliyadan waxa is kaleh Hogamiyaha iskuuladka/Superintendent. Gudiga Waxbarashada waxa xukuma Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen kuwas oo laga soo doorta gudiga waxbarshada.

Sida uu u socdo Kulanka Gudiga

Gudiga wuxuu kulma bisha isniinta 2ad iyo isninta 4ad sacada markay tahay 7 pm. Waxayna ku kulman qolka bulshada ee Xarunta Shaqalaha Waxbarasho ee cinwankeed u yahay 1350 West 106th Street, Bloomington, MN. 
 

BEC-TV Broadcasts

Kulanka gudiga iskuulka waxaa laga soo daya BEC-TV, channel 15, waxana lasoo daya xiliga 1:00 a.m., 7:00 a.m., iyo 1:00 p.m. malinta ku xigtana waa lasoo daya, waxad kaloo dawan karta isbuuca ka danbeya. Kulanada badankod waxad ka dawan karta "On Demand" -  Search for the meeting here.  Sidoo kale halkan ka daawo Live Stream of BEC TV now.
 

Contact 

SchoolBoard@isd271.org
 
Su’aal waxad ku soo dirsan karta
Deb Bunkholt
Hogamiye ku xigeenka
952-681-6402
dbunkholt@isd271.org