Bloomington Public Schools - District #271

Search form

Search all BPS schools

Click here on any page for easy access to the
DISTRICT PAGES.

You are here

Cuntada habka ay u shaqayso

Iskuuladka Bloomington barnamijkoda cuntada  waxuu bixiya cuntoyin nacafleh, iskuul walbana wuxuu bixiya qurac iyo qado. Maalin walba kushiinadena waxay diyariyan in ka badan 2,000 qurac ah iyo 7,000 qado oo ay u diyariyan ardayda iyo shaqalaha iskuulad keena oo dhan.
 
Boga laga eegto cuntada/Menus waxan bixina bilwalba oo aan siina ardayda u dhaxaysa dugsiga hoose ila iyo dugsiga dhexe/K-8. Bogas wuxuu kaloo ku dhagan yahay iskuul walba, waxad kaloo ka eegi karta tv ga, Xarunta ku shaqo leh cuntada xafiiskoda ama websiteka.

Bilwalba waxa lasoo dabaca boga cuntada laga eegto/menu oo lagu soo qoray cuntada iyo nacagyadeeda. Sida ku cadeesanba USDA cuntada waa in xadad loo yeela xeerteda.

Quracda ilmaha muhiim ayey u tahay oo qeeb wayn ayey ka qadata waxbarshadoda. Quracda ay ka cunan iskuulka ama guriga, waxay muujisa in ardayga uu si dabci wanagsan u dhaqmo. Iskuulka wuxuu bixiya qurac 20 ila iyo 30 daqiiqo ka hor intusan iskuulka bilawanin. Kuwa hela cuntada bilashka ah ama la qimo jabiyey waxay sidoo kale xaq u leeyihin qurac.
 

Sharciga USDA

In accordance with Federal law and U.S. Department of Agriculture policy, this institution is prohibited from discriminating on the basis of race, color, national origin, sex, age or disability. (Not all prohibited bases apply to all programs.)

To file a complaint of discrimination, write to:
USDA, Director, Office of Civil Rights
1400 Independence Avenue SW
Washington, DC 20250-9410

Or call (800) 795-3272 or (202) 720-6382 (TTY).

USDA is an equal opportunity provider and employer.
 

Contact  

Office Address
Educational Service Center
Attn: Food Service
1350 W. 106th St.
Bloomington, MN 55431
Phone: 952-681-6570
Fax: 952-681-6571