Bloomington Public Schools - District #271

Search form

Search all BPS schools

Click here on any page for easy access to the
DISTRICT PAGES.

You are here

Barnamijyo iyo Waxyabo ku caawin karo

Xafiiska Waxbarashada iyo Xaquuqda waxaa ka go’an in ay mar hore iyo mardanbaba ogadan marxaladaha iyo fikradaha quseeya ardayda iyo qoosaskooda. Ardayda hormarintooda iyo hor u socodkooda iskuuladka degmada Bloomington waxay ogaladeen wax yabahan.
 

Barnamijyada

Xafiiska Waxbarashada iyo Xaquuqda waxay caawiyan oona kala wadan barnamijyo badan oo lagu caawiyo caruurta iyo qoosaskaba taas oo kor u qadaysa xushmada dhaqankooda, fahanka iyo u dabal daga dhaqamada kale ee kala duwan.

Tan loogu talagalay ardayda

Ardayda waxan siina fursada badan si ay uga qayb qaatan in ay balariyan dhaqankooda si ay uga mahdiyan una fahman. Waxan u dabal dagna dhaqamada kala badalan anakoo suubinay waxyabahan:
  • Koox la dhaho Shades of Brown  - at Jefferson and Kennedy iskuuladka sare iyo Olson Iskuulka dhaxe
  • Latino Club - at Jefferson and Kennedy high schools
  • Asian Club - at Jefferson and Kennedy high schools
  • Mentoring in the Middle - at Valley View Middle School
  • Soccer Appreciation & Skill Building group
  • VSS (Vietnamese Social Services) group guidance
  • UCAM (United Cambodian Association of Minnesota) group guidance
  • BDPA (Black Data Processing Associates) – Sideed isbuuc barnamij socda oo loogu talagalay ardayda dugsiga dhaxe iyo sare
  • SEED (Seeking Educational Equity and Diversity) Ardayda waa wayn sida dugsiga sare
  • After-school Busing Program for Group Participants
  • Realife - available to high school males
  • G.I.R.L.S. (Girls In Real Life Situations) - available to high school females
  • Leadership Team - available to high school students
    Collage link!
  • Cawinad waxbarasho
  • Kuwa la shaqeeya dhaqamada kala duwan - Assistance Request Here
  • For American Indian Education programs please contactHiedi Hecker or Lisa Benjamin.

Walidinta/ilalayasha iyo qoosaska

Bulshada kala duwan ee Bloomington waxan la wadagna farxad iyo mahad celin, qaasatan waalidiinta, ilalayasha iyo qaraabada ardaydooda dhigtan iskuuladka Bloomington ayadoo oo ay jiran barnamijyo ka qayb gali karan una dabal dagi karan dhaqamada kala duwan.

Waxan kaloo suubina barnamijyo waladinta ay ka qeeb qadan kara anagoo bixina macluumad ay kaga fa’idaysan karan walidinta iyo ilalayasha oo ayka mid yihiin:

Dadka la Shaqeya Dhaqamada kala duwan

Gema Beltran
Phone: 952-681-6409
Waxay la shaqaysa meeshi baahi ka jirto sida iskuuladka dhaxe ee kala ah Washburn and Westwood.

Lisa Benjamin
American Indian Liaison
(Office at Olson Middle School)
Phone: 952-806-7954
Fax: 952-806-7951
Hada waxay la shqaysa ardayda American Indian.

Chinda Gregor
Phone: 952-681-6415
Currently serving the needs of Indian Mounds, Jeffferson, and Kennedy High School students on a weekly basis.

Hiedi Hecker
American Indian Liaison
(Office at Olson Middle School)
Phone: 952-806-7954
Currently serving the needs of American Indian students across the district daily.

Laura Kruchten
Phone: 952-681-6410
Currently serving the needs of Valley View Elementary, and Jefferson & Kennedy High Schools on a weekly basis.

Nelson Madrid
Phone: 952-681-6416
Currently serving the needs of Normandale Hills and Valley View Middle Schools on a weekly basis. 

Hung Phung
Phone: 952-681-6413
Currently serving the needs of Kennedy High School students on a daily basis.

Richard Scott
Phone: 952-681-6414
Currently serving the needs of Hillcrest Community School, Normandale Hills Elementary, Ridgeview Elementary, and Jefferson and Kennedy High School students on a weekly basis.

Language Assistance Line
Phone: 952-681-6412
Qadka caawinada luuqadaha waa meel lagu reebo fariimaha waxaana dhagaysta markasta si dad u gaar ah ay u turjuban, dadkas oo ah Spanish, Somali iyo Vietnamese. Walidiinta fariin ayey ku dhaafi karan ayagoo u bahan in iskuulkay duunayan loo turjubano. Waxaad soo wici karta numberkan taabsan kartana numberka aad donayso kuna reeb fariin.