Bloomington Public Schools - District #271

Search form

Search all BPS schools

Click here on any page for easy access to the
DISTRICT PAGES.

You are here

Diiwaangelinta

Isqorida Wakhtiga Fasaxa Kulaylaha

Waalidiinta raba in ay ilmahooda la qore iskuulada waa in ay yimaadaan Xafiiska La xidhiidhka Qoysaska ee ku yaal e Pond Family & Welcome Center. Dad dhaqamo iyo luqado badan yaqaan ayaa diyaar kuugu ah oo kula shaqayn doona.
 
Adraysku waa
Pond Family & Welcome Center
9600 3rd Avenue South
Bloomington, MN 55420
 
Saacadaha shaqadu waa
Isniinaha iyo Wednesdays, 10:00 Subaxii. - 6:00 Galabtii.
Salaasada, Khamiista, iyo Jimcayaashana, 8:30 Subaxdii. - 4:30 Galabtii.
Ama haddaad balan qabsatoor. 
 
Teleefoonka: 952-681-6248
Iimaylkafamilyengagement@isd271.org