Bloomington Public Schools - District #271

Search form

Search all BPS schools

Click here on any page for easy access to the
DISTRICT PAGES.

You are here

War saxaafadeed ku saabsan immigration

Wakeelada dagmada ee Bloomington iyo Guddiga Iskuuladka Bloomington aya tariiqdu markay ahayd bishii May 30 waxay si wadajir ah u qabteen kulan, si wadajir ah ay ugu soo saareen qoraal ama bayan loogu talagalay in ay ka caawiso wal walka haysta dadka wadanka ku cusub ama dadka soogalootada ah. War saxafadeedkan oo ay soo diyariyeen Wakeelada iyo Hogaamiyayaasha Dagmada iyo xubnaha bulshada aya waxay jawaab u ahayd in wax looga qabto aqbaar ka soo gaartay dadka wadanka ku cusub/immigrant dagana dagmada ayagoo cabanaya falal lala beegtay iyo waliba iyadoo la hanjabo. 

War Saxaafadeed ku Saabsan Immigration